Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo mar kale dib u dhacday (Akhriso Jadwal cusub)

Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu waday in 28-ka bishan ka dhacdo magaalada Baydhabo ayaa mar kale dib loo dhigay, kadib cadaadis la sheegay in guddiga uu kusoo kordhay. Kulan magaalada Baydhabo ku yeesheen guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayey kusoo bandhigeen jadwalka iyo habraaca cusub ee doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Guddiga ayaa … Continue reading Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo mar kale dib u dhacday (Akhriso Jadwal cusub)